» Gabar Muslim ah oo khudbad laga joojiyey
17/04/24 18:00 from VOA
Dalka Mareykanka ayaa aad looga hadal hayaa Jaamacad ku taalla gobolka California oo gabar Muslimad ah ka joojisay khudbad ay jeedin laheyd.

» Biden iyo Trump oo taageero u muujiyey Israel
17/04/24 17:40 from VOA
Madaxweyne Joe Biden iyo madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump ayaa taageero u muujiyey Israel xilli ay is-hayaan Iran.

» Israel oo xakameysay gargaarka galaya Gaza
17/04/24 17:20 from VOA
Qaramada Midoobe ayaa ku eedeysay Israel inay xayiraad sharci-darro ah saareyso gargaarka galaya magaalada Gaza.

Powered by Feed Informer