» Maxay Carabta ugu biireen duqeynta Suuriya?
24/09/14 05:35 from BBCSomali.com | Warar
Shan waddan oo Carab ah ayaa ka mid ah wadammada Mareykanka ku taageeray weerarka lagu qaaday Daacish ee dalka Suuriya.

» Kerry:50 waddan ayaa taageersan weerarka
24/09/14 05:18 from BBCSomali.com | Warar
Xoghayaha arrimaha dibedda ee Mareykanka ayaa sheegay in 50 waddan ay taageereen weerarka lagu qaaday Daacish ee dalka Suuriya.

» Nigeria oo baareysa gabdho la sii daayay
24/09/14 02:00 from BBCSomali.com | Warar
Wararka ka imaanaya dalka Nigeria ayaa sheegaya in la sii daayay qaar ka mid ah gabdho u afduubnaa kooxda Boko Haram.

Powered by Feed Informer